Dadka Xarla

Somali
Somali people
Thiinada guud ee dadka
lamma yaqaano
Meelaha ay ku badan yihiin
 Itoobiya
 Soomaaliya
Luqada

Somali

Diinta

Islaam

qabiilka Xarla (Af Ingiriis : Harla), sidoo kale loo yaqaanay Xarala, waxay ahaayeen dad ama qabiil kamid ah qabiilka Daarood Ismaaciil waxayna walaalo yihiin qabiilada Harti Koombe, Geri Koombe, Jiraan Koombe iyaguna waa Xarla Koombe balse hada way yaryihiin intii kale waxay ku dhexmilmeen bulshooyinka kale, kuwaasi oo beryihii hore ku noolaan jirey deegaano ka mid ah Soomaaliya iyo wadanka Itoobiya.[1]

  1. Quellec, Jean. Flammarion. p. 129 https://books.google.ca/books?ei=OpXbU4_PNYLpoASw0IHgDw&output=html_text&id=NRm1AAAAIAAJ&dq=%22Harla%22+somali&q=%22of+Harari+and+Somali+origin%22&redir_esc=y. Soo qaatay 13 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy